Skip to product information
1 Shaati Ragga ah - Buluug Daabacan
Sale price
$15.99
Regular price
$18.99
Hal Shaati Raga ah – Midabka Buluugga (Blue Edition)
Ku hel muuqaal nadiif ah oo casri ah shaatigan tayo sare leh ee ku habboon isticmaalka maalinlaha ah iyo munaasabadaha gaarka ah. Waxaa loo sameeyay qaab raaxo leh iyo muuqaal soo jiidasho leh.
✅ Dhar jilicsan oo raaxo leh
✅ Qaab casri ah oo qurux badan
✅ Tayo waara oo adkaysi leh
✅ Ku habboon shaqo, safar iyo isticmaal maalinle ah
✅ Sizes: M, L, XL, XXL
📦 Hal xabo (1 Piece)
📍 Gaarsiin bilaash ah gudaha Hargeisa
💲 Qiimaha: $15.99
🛒 Ka dalbo hadda:
WidhWidh.com